Allsomaliland.com
Wasiir Cali Mareexaan Magacii Burco Ku Maamuustay (Cali-Diyaarad) W/Q Cabdisalaan Germany
June 8, 2017 - Written by Admin

18951118_781395852030026_4302376830387737145_nWasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guryeyna Soomaalilaan,mudane Cali Hassan maxamed{Cali Diyaarad}

Waxay bulshada Jamhuuriyadda Soomaalilaan guud ahaan gaar ahaana bulshada gobolka togdheer,uga makhraati tahay iyadoo mahad balaadhan u haysa sida hagar la,aanta ee uu uga muuqday,isla markaana uga hawl galay hawshii baaxada lahayd ee degmada Burco ka taagan.

waxa uu ahaa masuulkii uga horeeyey ee si degdeg ah uga hawl gala,isagoo geeyey diyaarad dawooyin ah,xili bulshadu aad ugu baahnayd,waayo gurmadka degdega ahi wuu ka balaadhanyahay oo ka dhumuc wayn yahay gargaarka daaha.

Xanuunka shuban-biyoodku waa masiibo dabeeci ah,oo bulshooyinka daciifisa tamartooda iyo caafimaadkooda,waana lagama maarmaan in la helo dawooyin lagula tacaalo si loo badbaadiyo geyiileyaasha go’aya kana hayaamaya geyigeena,taas baan gilgishay maanka iyo damiirka noole ee wasiir cali-diyaarad,waana asbaabaha ugu waawayn ee bulshada gaar ugu gobonnimo soorayaan wasiir Cali Hassan maxamed.

Marka aad wax ku celisid bulshadii aad masuulka u ahayd,ee xilku kaa saaraa,baahi wayna u qabta gacantaada iyo doorkaaga xiliga adag ee ay ciirsigaaga sugayaan,marna ma muuqato mana habboona,inaad ku dhaqanto ficilada i arkayda iyo mano-sheegashadu,wasiirku isagoo taas maanka ku hayo,sidii awelba lagu yaqaaney,aya aayar diyaarad dawooyin ah mar qudha lagu baraarugey isagoo ka soo dejiyey daroonka diyaaradaha ee magalada Berbera.

Wasiir cali isagoo og in Burco tahay xaruntii lagaga dhawaaqey,ee lagu bud-dhigay Jamhuuriyadda Soomaalilaan,ayaa waxa uu dheeryahay masuuliyiin badan oo ka tirsan xukuumadda iyo goliihiisa wasiirrada,wuxuuna ku jiraa kaalinta koowad ka warhaynta iyo dareen wadaaga bulshadiisa.

Burco waxay ku taalaa
Xididada tin iyo cidhib
Tebinaaya dhiigga.

Cabdisalaan Germany
Cabdigermany11@gmail.com

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews