Allsomaliland.com
Manchester City oo ku dhaw helidda Dani Alves
June 18, 2017 - Written by Admin

Manchester City waxa ay ku sii dhawaaneysaa la soo saxiixashada dadabkii hore ee Barcelona Dani Alves.

Pep Guardiola oo waqti guulo badan kula soo qaatay Barcelona daafaca Juventus, Dani Alves oo ay da’diisu tahay 34 ayaa ka doonaya aqalka labiska guul maskaxeedkiisa.

Labadooda waxa ay ku wada guuleysteen 6 La Liga iyo saddex koobaba kooxaha qaaradda Europe markii ay wada joogeen Camp Nou. Alves waxa uu gaaray fiinaalaha Champions League-ga ololihii hore balse waxa uu tilmaamay in uu ka tagayo Juventus xagaagan.

Tottenham iyo Chelsea ayaa sidoo kale qiimeenaya xaaladda Brazilian-ka.

Alves oo uu sanad  uga harsan yahay qandaraaska uu kula jiro Juventus ayaa loo arkaa bartilmaameedka ugu weyn ee Guardiola xagaagan sida Walker.

nintchdbpict000332298328

27 jirka England waxa uu muujiyey sida uu labada garab ee difaaca uga dheeli karo kulamadii England.

Sidoo kale waxaa la filayaa Benjamin Mendy in uu uga soo biro Monoco waana dadab biddix, saddexdooda waxa ay buuxin doonaan boosaskii ay ka kala tageen Pablo Zabaleta, Gael Clichy iyo  Bacary Sagna.

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews