Allsomaliland.com
Juventus oo baabi’isay qandaraaskii Dani Alves
June 29, 2017 - Written by Admin

Dani Alves ayaa si rasmi ah looga fasaxay kooxda Juventus kaddib markii ay labada dhinac isku raaceen i qandaraaskiisa la baabi’iyo, isagoo haatan xor u ah inuu ku biiro Manchester City.

Warkan ayaa waxaa todobaadkii hore sii sheegay Maareeyaha Guud ee Juve ee Beppe Marotta, waxaa sidoo kale farriin macasalaamayn ah soo qoray laacibkan reer Brazilian oo taageerayaasha u rajeeyay nasiib wacan.

Warkan ayaa isagoo kooban haatan lasoo dhigay webka rasmiga ah ee kooxda Bianconeri, iyadoo sidii caadiga ahayd aan la raacinin qaybtii yarayd ee nasiibka wacan loogu rajayn jirey laacibka, taasoo laga fahmi karo sida aysan labada dhinac iskugu fiicnayn, waloow uu Dani isku dayay inuu niyadda wanaajiyo misna laguma qancin warkiisa.

Dani Alves oo xagaagii hore qaab xor ah uga yimi Barcelona ayaa Juve la qaaday Scudetto, iyo Coppa Italia isla markaana la gaarey Champions League Final, isagoo saftay 33 kulan oo ku dhaliyay 6 gool iyo 6 kale oo uu dhigay.

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews