Allsomaliland.com
Shaxda Rasmiga Ah Ee Germany Vs Mexico Iyo Labadan Xul Qaran Oo U Tartami Doona Sidii Ay Finalka Ugu Soo Bixi Lahaayeen.
June 29, 2017 - Written by Admin

Xulka qaranka koobka aduunka haysta ee Germany iyo Mexico ayaa iskaga hor imanaya kulanka afar dhamadka FIFA Confedrations Cupka waxayna caawa u dagaalamayaan sidii ay ugu soo bixi lahaayeen finalka tartankan.

Germany iyo Mexico midkii soo baxa ayaa July 2 finalka koobkan kula ciyaari doona xulka qaranka Chile oo xalay rekoodhayaal ku reebay Portugal. Kulankan ayaa la filayaa in uu isna noqon doono sidii kulankii xalay ee Portugal iyo Chile inkasta oo laga filayo in goolal ay iska dhalin karaan balse waa kulan kale oo aad u adag.

Mexico oo koobkan hore ugu soo guulaysatay ayaa doonaysa in ay markale soo gaadhaan finalka koobka qaaradaha aduunka laakiin Germany ayaa doonaya in ay Chile balan kaga samaystaan finalka waana kulan aan waxba layskula hadhi doonin.

Goolhaye Ter Stegen ayaa goolka Germany ku soo bilawday waxayna kooxda uu tababare Low soo xushay u badan tahay ciyaartoy da’yar ah waxaana hogaamiyahooda ugu wayn ah Juan Draxler kaas oo kulankan ku soo bilawday.

GERMANY:  Ter Stegen, Hector, Ginter, Henrichs, Draxler, Goretzka, Werner, Stindl, Rüdiger, Kimmich, Rudy

MEXICO:Ochoa, Moreno, Araujo, Alanís, Layun, Herrera, J Dos Santos, G Dos Santos, Aquino, Hernández, Jiménez.

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews