Allsomaliland.com
Weeraryahan Uu Farsamo Cusub Uu Dufacyahan Ku Ceebaystay
July 6, 2017 - Written by Admin

Arsenal ayaa ugu dambayn ku guulaysatay in ay gacanta ku soo dhigto xiddigii weerarka uga ciyaari jiray kooxda Lyon ee Alexandre Lacazette xilli ay taageerayaasha kooxdiisu wax badan ka sugayaan xiddigan kadib markii ay kooxdu xilli ciyaareedkan ku fashilantay ka soo qayb galka champions league.

Laakiin Taageerayaasha Tottenham oo ah kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan Arsenal ayaa durba bilaabay in ay baaraan ceebaha weeraryahanka cusub ee Arsenal.

Hadaba wax badan kumay qaadan in ay helaan in soo helaan xiddigii hore ee Daafaca kooxda Tottenham ee Benoît Assou-Ekotto oo farsamo cajiib ah ku ceebaystay weeraryahanka cusub ee Arsenal

Halkan  Ka Daawo muuqaalkan

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews