Allsomaliland.com
UEFA Oo Soo Saartay Qiimaynta Kooxaha Yurub Iyo Kooxaha Ugu Sareeya
July 11, 2017 - Written by Admin

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa soo saaray qiimaynta ay ku samayso kooxaha ay horyaalada Yurub ee ay maamusho waxaana qiimayntan si wayn uga soo dhex muuqday kooxaha ree Spain oo sanadihii ugu danbeeyay wacdaro layaableh ka soo muujiyay tartamada Champions Leaque-ga iyo Europa Leaque-ga. Lixda kooxood ee qiimaynta UEFA ugu sareeya ayay afar ka mid ahi ka soo jeedaan horyaalka Spain.

Kooxda labada jeer ee xidhiidhka ku soo guulaysatay Champions Leaque-ga ee Real Madrid ayaa hogaaminaysa qiimaynta UEFA laakiin sidoo kale kooxda ay dariska yihiin ee Atletico Madrid ayaa si layaableh sarre ugu soo kacday waxayna soo gashay kaalinta labaad.

Kadib markii la ciyaaray wareegii kowaad ee isreeb reebka Champions Leaque-ga ayay xili ciyaareedka cusub ka hor ay UEFA soo saartay qiimaynta ugu danbaysay waxaana kaalinta saddexaad ku jirta isla kooxda ree Spain ee Barcelona halka Bayern Munich ay kaalinta afraad u dhacday.

Laakiin kooxda Sevilla ayaa kaalinta lixaad soo gashay, waxaana qiimaybtan laga soo bilaabaa natiijooyinka kulamadii tartamada Yurub ee ay koox kastaaba ka heshay shantii sano ee ugu danbeeyay waana qiimaynta muhiimka koox kasta u ah marka la samaynayo isku aadka Champions Leaque-ga iyo Europa Leaque-ga.

Sababta ay Atletico Madrid uga sarre martay Barcelona iyo Bayern Munich ayaa ah in shantii sano ee ugu danbeeyay ay laab jeer soo gaadhay finalka Champions Leaque-ga halka ay laba jeer ay soo gaadhay afar dhamaadka waxayna hal mar soo gaadhay siddeed dhamaadka waana sabab ay si layaableh sarre ugu soo kacday.

Qiimaynta UEFA Ee Kooxaha Yurub:

Kooxda Dalka 13-14 14-15 15-16 16-17 17-18 Wadarta
1 Real Madrid ESP 39,600 33,042 37,785 37,028 4,342 151,799
2 Atlético ESP 37,600 26,042 32,785 33,028 4,342 133,799
3 Barcelona ESP 28,600 38,042 30,785 27,028 4,342 128,799
4 Bayern GER 29,942 31,171 32,285 24,914 4,342 122,656
5 Juventus ITA 25,833 32,800 20,300 35,850 4,266 119,049
6 Sevilla ESP 26,600 32,042 27,785 23,028 0,342 109,799
7 PSG FRA 26,700 23,183 26,216 22,883 4,266 103,249
8 Dortmund GER 24,942 21,171 20,285 24,914 4,342 95,656
9 Manchester City ENG 22,357 17,714 28,850 20,985 4,457 94,363
10 Benfica POR 30,983 9,816 24,100 18,616 4,266 87,783
11 Arsenal ENG 21,357 22,714 17,850 21,985 0,457 84,363
12 Porto POR 17,983 26,816 13,100 18,616 4,266 80,783
13 Chelsea ENG 28,357 23,714 20,850 2,985 4,457 80,363
14 Napoli ITA 18,833 25,800 15,300 19,850 0,266 80,049
15 Bayer Leverkusen GER 18,942 21,171 17,285 20,914 0,342 78,656
16 Manchester United ENG 26,357 2,714 15,850 28,985 4,457 78,363
17 Schalke 04 GER 18,942 20,171 14,285 20,914 0,342 74,656
18 Shakhtar Donetsk UKR 12,566 19,000 21,960 15,100 4,160 72,786
19 Zenit RUS 18,083 18,933 21,300 13,840 0,160 72,316
20 Fiorentina ITA 17,833 23,800 10,300 13,850 0,266 66,049
23 Villarreal ESP 4,600 16,042 27,785 13,028 0,342 61,799
29 Athletic ESP 4,600 14,042 21,785 13,028 0,342 53,799
30 Valencia ESP 26,600 4,042 18,785 4,028 0,342 53,799
41 Celta ESP 4,600 4,042 4,785 23,028 0,342 36,799

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews