Allsomaliland.com
MAANSO (SIMA) Hal Abuur Cabdirashiid Warcadeeye
August 3, 2017 - Written by Admin

Sabadii ugbaadkiyo

Sayax roobku reebiyo

Dharab saaran doogiyo

Ka sinayd caagarkiyo

Subaxdii bariisaha

Saakana habaasiyo

hanfi siigo kululiyo

Saran seer abaared

Ayaa lagu sargooyo

Waa saban gu iyo

dayr Labadiiba seegen

Way suurad adagtoo

Mid sideeda hawlbadan

Sida jiitamoo kale

Gaadh gaadhi saarki

Ama sooryo biya waa

Adhigi gaba sirteediyo

Sanadii saboolkiyo Siiga

case ku caan baxay

Surmigii xawaariyo

Sufurtii taxluustiyo

Dhibijaali soomaray.

Sawir lama wadaagte

Waa sima abaartani

Dhulka siidh la daaqiyo.

Saxar nooli kuma hadhin

Dhirta laamo saaciyo

Mid la sahansho laga

waa Sogsogtiyo cadaadi

Suradkiyo galoolki Labigiyo

sarmaantii Bilcinkiyo

siraadkii Dixidiyo

sifaarkii Ma mid saacayba jira?

sawtaa lawada simay.

Waa saban sirgaxano

Way socotay duunyadii

Dadku soor mahaystaan

Sonkortiyo bariiskii

Waxay siisan laayen

Sixirbarar ma gooyan

Sayladiina xooli Soddon

shilin madhaafan

Waa saleelo taasiye

Surmigaaba kaga daran!!

Saxariirkan baahiyo Socodkiyo

hayaankiyo Siliciyo

darxumadiyo Sahankaa

is daba maray Wax sokeeya

maahe Inagaa sujuudiyo

Ducadii salaadiyo

Soonkii sagsaagnoo

Waa ciqaab samaawiya

balse duluc waa samir.

WAA Hal Abuur Cabdirashiid Warcadeeye

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews