Allsomaliland.com
DEG-DEG: Cristiano Ronaldo Ku Garaacay Abaalmarinta Xidiga Ugu Fiican Qaaradda Yurub Ciyaartooy Uu Ku Jiro Lionel Messi
August 24, 2017 - Written by Admin

Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay xidigii ugu fiicnaa qaaradda yurub xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay isagoo ku garaacay kabtanka Juventus Gianluigi Buffon iyo xidiga Barcelona Lionel Messi.

Waxey u aheyd markii sadexaad oo uu abaalmarintaan ku guuleysto tan iyo markii la bilaabay sanadkii 2011 markaas oo la mideeyay abaalmarinada FIFA Best Player iyo Ballon d’Or inkastoo sanadkii lasoo dhaafay mar kale lakal fujiyay.

Cristiano Ronaldo ayaa difaacday abaalmarintaan madama uu sanadkii hore ku guuleystay isagoo ku garaacay Antoine Griezmann iyo Gareth Bale oo noqday labadii xidig ee lasoo gaaray, sidoo kalana markii ugu horeysay ee uu ku guuleysto abaalmarintaan waxey aheyd 2013/2014 markaas oo uu ka helay Manuel Neuer iyo Arjen Robben.

Kabtanka Portugal waa xidiga ugu badan ee abaalmarintaan ku guuleystay wuxuuna ka saramaray Lionel Messi oo ay min laba jeer horay ugu guuleysteen, wuxuuna noqday xidigii ugu horeeyay ee abaalmarintaan sadex jeer hanta.

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews