Allsomaliland.com
MAANSO (GALBIS) WAA Hal Abuur Cabdirashiid Warcadeeye
August 24, 2017 - Written by Admin

Waa gacal ismiidho

Gogobanimo midayso

Geed damal hadhweyniyo

Wada beeray guri qoys

Iyo raas ma guuran

Waa laba gayanoo

Godlay laas midnimo

Guusha nolosha taabo

Guri laba daryaaliyo

Goglay bayd latabayee

Guullow ha kala ridin

Waa laba gacmoodoo

Wada gooya hawshoo

Midna goonikaligeed

Nacab uma gadoonshee

Guullow hakala ridin

Waa laba guyaalbadan

Gayi nabada joogo

Baadisoocda garasha

Guudka iska sahansaday

Garabjoogay calafkuyee

Guullow hakala ridin

Waa laba guuniyo

baar Gobanimo sandaladiyo

Gun nacayb wadaagoo

Galbinee allahayoow

Guullow hakala ridin

Allow guuto ubadoo

Gabdha iyo rag edeblo

Garabsiiya diinto

Gaalada la doodo

Gutta waajibkoodoo

Waalidnimo gargaaro

Aan guhadin guullow

Galaddaada ugu deeq

Illahoow gobaadda

Gun halaysa ka xijaab

Guullow khilaafiyo

Guri duma ka nabad

gali Guullow diradiraaliyo

Maan gaab xumaan wada

allahayoow ka gaashan

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews