Allsomaliland.com
Liiska Ciyaartoyda U Sharaxan Abaal Marinta Xidigii Bishii August Ugu Fiicnaa Horyaalka Premier Leaque Oo La Shaaciyay.
September 1, 2017 - Written by Admin

Maamulka horyaalka Premier Leaque ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda todobada ciyaartoy ee iskugu soo hadhay abaal marinta bishii August ee xidigii horyaalka Premier Leaque ugu fiicnaa. Abaal marinta August 2017 oo noqon doonta abaal marinta bisha ee xili ciyaareedkan ugu horaysa ayay iskugu soo hadheen ciyaartoy u badan kooxaha Manchester United iyo Liverpool.

Manchester United oo soo wada guulaysatay saddexdii kulan ee ay bishii August ciyaartay ayaa liiskan kooban ku leh saddex ciyaartoy waxayna kala yihin Phil Jones oo saddexdii kulanba awooday in kooxdiisu ay shabaqa nadiif ah garoonka kala baxdo waxaana sidoo kale liiskan ku jira  Henrikh Mkhitaryan oo shan gool caawineed soo sameeyay iyo Romelu Lukaku oo saddex gool soo dhaliyay.

 

Dhinaca kale Liverpool ayaa liiskan ku leh Sadio Mane oo dhamaan saddexdii kulan ee uu soo ciyaaray goolal ka soo soo wada dhaliyay iyo saaxiibkiisa ay weerarka isku fahmeen ee Mohamed Salah. Alvaro Morata oo Chelsea si layaableh ku bilawday iyo Jonas Lossl oo Hundersfield ka tirsan ayaa liiskan dhamaystiray.

Halkan Kaga Liiska Todobada Ciyaartoy Ee Mid Ka Mid Ahi Uu Ku Guulaysan Doono Abaal Marinta Bishii August Ee Xidiga Horyaalka Premier Leaque ugu fiicnaa.

1-Phil Jones (Man United)

2-Jonas Lossl (Hundersfield)

3-Romelu Lukaku (Man United)

4-Sadio Mane (Liverpool)

5-Henrikh Mkhitaryan(Man United)

6-Alvaro Morata (Chelsea)

7-Mohamed Salah (Liverpool)

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews