Allsomaliland.com
Khasaaraha Ka Dhashay Dab Qabsaday Guriga Wasiirka Ugu Awooda Badan Xukumada Wakhtigeedu Dhamaaday + Sabaabta Dhalisay Dabka Gubay Guriga [ SAWIRRO ]
December 4, 2017 - Written by Admin

Hargeysa (Allsomaliland ) Waxaa dab xooganiqabsaday  guriga uu magaalada Hargeysa ku leeyahay wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi kaas oo ku yaala xaafada Shacabka ee magaalada Hargeysa .

Ciidamada Dabdamiska ayaa ilaa hada la tacalaya bakhtinta dabka qabsadey gurigaas , waxaana agagaarka guriga ku xeeran hada ciidanka Madaxtooyada kuwaas oo saxafaada ka ilaalinaya in ay duubtaan muuqaalo ku saabsan gubashaa guriga isla markaana dadka shicibka ahna celinaya

 Sababta kaliftey in uu Gurigaas  uu gubto ayaa  waxaa loogu sheegay in ay tahay mid ka mid ah laba dumar ah oo uu wasiirku qabo ay gurigaas gudbtey taaas oo ah bahda Yaryar .

Labada dumar ah ee uu wasiirku qabo ayaa shabakada Ilaysnews.con loo sheegay in ay gurigaas wado deganayeen

Ilaa hada lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashey gubashada guriga balse kala soco wararkayga danbe

Allsomaliland.com

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews