Allsomaliland.com
Socaadal Uu Dalka Ku Yimid Madaxweynihii Hore Ee Somaliland + Ujeedada Socdalkiisa
December 5, 2017 - Written by Admin

Hargeysa(Allsomaliland) Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa waxaa uu maanta ka soo degay garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa , waxaana madaarka ku soo dhaweeyey madaxweynaha masuulyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi iyo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye Muj Maxamed Kaahin Axmed .

Daahir Riyaale oo warbaahinta kula Hadley qolka V.I.P ee madaarka Hargeysa ayaa si kooban u sheegay in uu Hargeysa u yimid sidii uu uga qeyb gali lahaa xaflada caleemo saarka madaxweynaha 5-aad ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi

Image may contain: 2 people, people sitting

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews