Allsomaliland.com
Bundadoo Dolar ah Oo Laga Gudbiyaay Kantroolka Lowyacaddo Uga Gudbay Dhinaca Jibouti + Cida Gudbisay
December 7, 2017 - Written by Admin

Hargeysa (Allsomaliland ) Wasiirkaii Maaliyadda ee madaxweyne Siilaanyo Samsam Cabdi Aadan iyo Xoghayihii gaarka ahaa ee madaxweynaha Cali Hindi ayaa shalay kantroolka Lowyocaddo u dhaafay dhinaca Jibuuti iyagoo watay gaadhi ay ka buxaan bundado lacagta doolarka ah, labada masuul oo shalay shanti subaxnimo ka soo ambabaxay guriga cusub ee madaxweyne Siilaanyo khasnadda dawladda looga dhisay magaalada Hargeysa ayaa hadda ku sugan magaalada Jubuuti halkaas oo ay tahriibiyeen lacagtii ay sii qaadeen.

Afada Siilaanyo ee Aamina Waris ayaa madaxweynaha la doortay ee Muuse Biixi ku balamisay inuu wasiir ka dhigo wiilka inanteeda qaba ee Baashe Morgan isla markaana wakiilnimadii Imaaraatka ee uu hayey lagu badalo Cali Hindi hase yeeshee waxa ilo xogogaal shi sheegeen in Muuse Biixi uu ku gacan saydhi codsigii Aamina Waris iyadoo uu Baashe Morgan cadho kaga dhoofay Hargeysa 3 maalmood ka hor oo uu Abu-Dhabi.
Dhinaca kale waxa soo ifbaxaya warar sheegaya inay jiraan lacago farabadan oo mucaawimo ah oo dawladda Imaaraadku u soo dhiibtay oo uu Baashe Morgan lunsaday oo masuuliintii Imaaraaku ay hadda ogaadeen in mucaawimooyin kaasi aanay Somaliland soo gaadhin oo uu Baashe ku tagrifalay.

Xigasho Qarannews

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews