Allsomaliland.com
“Somaliland Weerar Baa Lagu Soo Qaaday… Xuduudina Waa Yoocada Oo 4 KM U Jirta Garowe ” Guddoomiyaha Guurtida
January 10, 2018 - Written by Admin

Hargeysa (Allsomaliland) Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay saaka iskugu yimadeen fadhi deg deg ah isla markaana aan caadi aheyn , kaas oo yimid xili goluhu uu fasax ku jiro

Xildhibaanada iyo shir gudoonka golahaasi ayaa waxaa ay fadhigoodan aan caadiga aheyn kaga hadleen arimaha ka soo kordhay gobalada bariga Somaliland , waxaana gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu xildhibaanada u sheegay in weerar lagu soo qaadey Somaliland oo dawlada Somaliland ay xaalad dagaal ka abuurtey deeganada Bariga .

 Sidoo kale gudoomiyaha ayaa daandaasi ku tilmaamay in wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliya in ay iyaga oo ciidan wata ay yimadaan deegano ka tirsan Somaliland.

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews