Allsomaliland.com
War Deg Deg ah Madaxweynaha S/land Muuse Biixi Cabdi Ayaa Amray In Shaqada Laga Joojiyo Shaqaale Gaadhay 109 Kuwaasi Oo Ka Shaqayn Jiray Wasaaradii Madaxtooyada
January 11, 2018 - Written by Burco Office

Hargaysa (Allsomaliland)Madaxweynaha cusub ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa amar culus oo shaqo joojin ah dul dhigay shaqaale tira badan oo ka hawl galayey madaxtooyada somaliland.

Shaqaalahan ayaa ahaa kuwii  ka hawl gali jiray wasaaradii madaxtooyada  somaliland oo iyadana madaxweyne Muuse Biixi meesha ka saaray.

Sida ay sheegayaan wararka Soo Gaadhaya Xafiiska Magaalonews Ee Aan Ka Helayno madaxtooyada somaliland, madaxweyne Muuse Biixi ayaa amray in shaqada laga joojiyo tiro shaqaale ah oo gaadhaya 109 qof, kuwaas oo lagu war geliyey in laga joojiyey shaqadii ay ka hayeen madaxtooyada somaliland.

Wararka ayaa intaas ku daraya in  maanta shaqadii laga joojiyey shaqaale tiradoodu gaadhayso 14 qof kuwaas oo

lagu war geliyey inaanay dib uga hawl gali doonin madaxtooyada somaliland, waxaana galinka dambe ee maanta la soo saarayaa shaqaale kale oo tiradoodu gaadhayso 95 qof, kuwaas oo iyagana hore loogu war geliyey inaan loo baahnayn inay ka hawl galaan madaxtooyada somaliland.

Shaqaalahan ka hawl galayey madaxtooyada somaliland ayaa lagu war geliyey in mudo laba bilood ah ay mushaharka ku qaadan doonaan iyaga oo banaanka ka jooga shaqadii ay hayeen, labadaas bilood ka dibna aanay u xaadiri doonin wax mushahar ah.

Talaabada madaxweyne Muuse Biixi uu shaqada kaga joojinayo shaqaalaha tirada badan ee ka hawl galayey madaxtooyada somaliland ayaa u muuqata mid jagooyin loogu banaynayo dad  si weyn u taabacsanaa madaxweyne Muuse Biixi wakhtigii uu murashaxa ahaa, kuwaas oo ilaa hada dibada ka jooga madaxtooyada.

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews